Saturday, July 27, 2013

UDIYAAR GALOWGA SOO DHAWEYNTA SH XUSEEN NUUR QALINLE OO BORAMA LAGA DAREEMAYO :

magalada borama ee xarunta gobolka awdal waxa si weyn looga dareemaya abaabuka loogu jiro in lasoo dhaweyo sh xuseen nuur qalinle , oo dhawaan ku gulaystay shahado caalami ah oo dhanka quraan akhriska ah, sh xuseen wa macalin muddo badan ka dhigayay quraanka magalada borama ee xarunta gobolka awdal ardaydiisu ay ku filiqsantahay dhamaan calamka oo dhan , waxa manta ay qabanayaa indha haygu dad fara badan oo culumo , dhalin yaro, wayeel iyo calima dadka kale oo badan oo ay kamid yihiin madaxda shirkadaha gaarka loo leeyahay , oo samaysana calamo garamo iyo wlaiba boodhadh waa weyn oo ay ku xardhan yihii sawirada sh xuseen nuur qalinle iyo waliba sawiradi shawahadadii lagudoonsiiyey, waxa ay sheegayan wararka isoo gaadhayaa in loo saaray soo dhaweyntiisa gudi qaban qaabo oo isugu jiro culumo iyo waliba dadkale oo ganacsato iyo wax garadble leh , sida la sheego bari ayuu kusoo beeganyahay magalada borama ee xarunta gobolka awdal sida laga sheegay shalay masaajido badan khudbadii , sh xuseen wa dhawr iyo konton jir ruug cadaa ah dhanka quraanka iyo sanadkaba, sida ay ii shegeen ilo ku dhaw dhowna waxa uu wax ka bartay sheekhii weyna ee sh cali suufi allaha unaxariistee oo keenay tajwiidka somalia, sh xuseen dadkii uu waxbaray ayaa ah qaar iyaguna hada macalimiin ah iyo waliba qaarkale oo ku guulasytay abaal marino tartanka quraanka kariimka ah oo isugu jiray mid caalami ah iyo kuwa maxali ahba .
waxan isku dayi doonaa inaan soo bandhigo taariikhdii sh xuseen nuur qalinle oo kooban incha alaah.

No comments:

Post a Comment