Monday, July 1, 2013

muxu tari doona talow blogg-gan aan samastay

    aad iyo aad ayaan idiin salaamayaa dhamaan akhyaarta qiimaha leh iyo dadka kale e qarabada aan nahay ee aan ka wada xiriirno baraha kala duwan internet-ka , waxanan marka hore  idinkusoo dhaweynayaa blogg-gan aan ugu tala galay inaan kusoo bandhigo aaraa iyo fikiro badan oo iga buuxa ,sida wax yaabo kala gadisan oo dhanka saxafada u badan oo ama waayo aragnimo ah oo aan cid kala kulmay ama ka maqlay ama sidoo kale ay igu kordhiyeen cid khibrad u aleh arimaha saxafada , sidoo kale waxan u adeegsan doona inaan wax badan oo fursooyin ah oo jiri kara oo dhankasta ba leh , sida saxafada, ganacsiga iwm ahaba kusoo bandhigo , blogg-gaygan waxan kaga sheekayn doona waxyaabo badna oo bulshada anfac u yeelan doona incha alaah gaar dhalinyarta jecel  wax qabadka iyo waliba horumarka bulshada anaga o wadaagi doona waxyaabo dhanka khibrada ah iyo waliba tacliinta heerarkeeda kala gadisanba , wixii tala ahna sidoo kale kama maqnaan doonan ee waanu soo kordhin doona .
  

    aad ayaad idinkaga mahadcelinaya booqashadiin

No comments:

Post a Comment