Friday, August 16, 2013

HAMBALYO DHALASHO OO FARXAD LEH

Dhamaan shaqaale weynaha shirkada isgaadhsiinta ee telesom , gaar ahaan site ka borama oo ay u horeeyaan madaxda telesom borama
 C/qaadir aadan nuur
 C/raxmaan maxamuud jaamac
  Sh Deeq abdi hassan
  Eng mohamed omer ibraahin
  iyo shaqalaha saleska oo ay u horeyaan
 Mustafe mohamed daahir
 Faarax cabdi ibraahin
 Mohamed omer ali (sandheere)
 Geedi osman nuur
 Mukhtaar xuseen xasan
 Axmed yuusuf nuur (koosaar)
 Mohamed ibraahin gudi
 Sahra c/raxmaan cige
 Guleed c/laahi diiriye
 Mohamed hamsa aadan
 iyo shaqalaha kale ee farsamada oo ay u horeeyaan
 Mukhtaar aw cabdi siciid
 Eng abdirashiid jibriil yoonis
 Cumar nuur rayaale
 Mukhtaar cabdi cakaal
 Mustafe xuseen codyare
 Maxamed faarax ismaaciil
 Ismaaciil c/laahi wadaad
 iyo ugu danbaytii shaqaalaha security-ga oo ay u horeeyan
 Cilmi caateeye muumin
 Jaamac axmed wacays
 Cismaan cumar jimcaale
 Carab iimaan ducaale
 Xuseen cali maygaag
iyo waliba shaqaalaha kale ee aan halkan lagu xusin waxanu hamblayo kal iyo laab ah oo dhalasho u diraynaa MAHDI AADAN RIIRASH(GUREY) oo kamid ah shaqalaha borama  oo ay maanta oo tariikhdu tahay 17/08/2013 gabadh magaceedu loobixyey AAYAAT MAHDI AADAN ugu dhalatay hosptal ka weyn ee borama , waxanu dhamantayo leenahay soo bar baar adeer oo noqo tii dalkeeda , danteeda, dadkeeda iyo diinteedaba anfacda  AMEEEEEEEEEEEEEM, AMEEEEEEEEEEEEEEEN, AMEEEEEEEEEEEN,


Saturday, August 3, 2013

Borama oo roobaysan, Ciidana naawilaysaa kadib ramadan oo dhamad ku dhow

magalada borama waxa cawa is qariyey roob aad u maasheeyey dhulka , biyo badana wadhay , borama ka sokow waxa uu roobku naq dhigay sida ila wareedyo lagu kalsoon yahay tibaxayan , dhamaan tuulooyinka iyo degmooyinka ku dhaw dhaw borama, nimcada eebe ka sokow oo mudooyinkii u danbeysaba jirtay , waxa borama hadheeyey buuqa , sawaxanka , isjiidadka iyo waliba buuxinta magalada badhtankeeda oo aad ka dareemayso inay soo food saartay bulshada ayamihii ciida fidriga.dhanka kale waxa magalada laga dareemaya dhaqaalah xooga badanle ee magalada soo galaya ayaamahan ciida, dadku waxay tuganyihiin meelaha xawaladaha ah oo qof walba rajayna in uu ka helo lacag uga timaad ehelkii ama qaraabadii intoodii dhooftay, sidoo kale dhaq dhaqaaga magalada ee dhanka ganacsiga ayaa isna isa soo tarya , oo waxa buux dhaafay meelaha meheradaha ah khaasatan , meelaha raashinka iyo dharka laga gato , sidoo kale bacadlaha magalada ayaa camiran oo waxanad ka helayn meel aad ka marto dumar iyo caruur aad suuqa uga adeeganaya, sidoo kale waxa dawyada wadhan oo aad meelkasta indhahaga la raacaysa meelo dhar ama kabo lagu iibinayo , waxay dadku soo qaateen bil uga dhignayd laba cisho raaxadeeda iyo fadligeeda iyo waliba jawiga deganantiisa oo ay wada jeclaysteen dadku inay bishii ramadan ahayd bil aan wali soo marin , waxa kale oo isoo jiitay magalada borama ee laga sameeyey jimciyaad fara badan oo dhanka kheyriga ah oo taakulo iyo wax urursi maalmahan barakaysan ka wada masaajidada iyo goobaha kale ee dadku isugu yimadan si loo ciidsiiyo dadka aan u helin dhaqaale inay ciidaan , dhawrka cisho ee ka hadhay maal maha ciida borama waxay u tahay maalo mashquul iyo wax i dhaafsigu badan yahay , waxana dadka wajiyadooda ka muuqata faraxsanan dheeraad ah , oo ay ku faraxsanyhiin ramadan oo bil cibado wanagsan ahayd iyo malmihii ciida oo soo food saaray,
  isku soo wada duuduuboo waxa borama magan u ah dad fara badan oo ku ciidi doona borama oo laga dareemayo magalada sida dadka kasoo xagaa baxay jabuuti iyo dadkale oo magalada marka horeba ku joogay qoxooti ahaan sida dad badan oo koonfur ka yimiday in badana joogay borama, waxan eegnaaba wa borama iyo maalmaha ciida oo aan wax badan akhyaarta barha netke ee debaha iyo dalka ku noolba la wadaagi doono , waxanan idin leenahay soonkan kiisa alaha barwaqo inagu gaadhsiiyo, kana fadligiisa allaha ina siiyo , ciidana allaha caafimaad inagu gaadhsiiyo